qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Taliyaha Qaybta 3aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland G/Dhexe Faysal Cabdi Bootaan Oo Maanta Kormeer Ku Tegey Fadhiisinka Ciidanka Qaranka Ee Deegaanka Degmada Yubbe Ee Bariga Gobolka Sanaag.
September 11, 2018 - Written by qoriadmin

Yubbe-(QorilugudNews24)-Taliyaha Qaybta 3aad Ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland G/Dhexe Faysal Cabdi Bootaan Iyo Saraakiil Kale Oo Wehelinaysey Ayaa Maanta Kormeer Ku Tegey Fadhiisinka Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Deegaanka Degmada Yubbe Ee Bariga Gobolka Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News