qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Iyo Amniga Qaranka Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Oo Maanta Soo Gaadhey Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool.
September 11, 2018 - Written by qoriadmin

Kala-Baydh-(QorilugudNews24)-Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Maanta Soo Gaadhey Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool, Deegaanadaas Oo Ay Dhawaan Ka Dhaceen Dagaal-Beeleedyo U Dhexeeya Laba Beelood Oo Walaalo Ah, Kuwaas Oo Halkaasi Wada Degen, Dagaaladaas Oo Sida La Xaqiijiyey Uu Dabada Ka Riixayo Maamul-Gobolleedka Somalia Ee Puntland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News