qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wersheddii Ugu Weyneyd Ee Soo Saari Doonta Daqiiqda Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Berbera Iyo Cidda Hirgelisey.
September 11, 2018 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maal-Gashiga Ee Somaliland Md. Maxamed Axmed Cawed Ayaa Saaka Booqasho Ku Tegey Wershedda Daqiiqda Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Berbera, Wersheddaas Oo Ay Maal-Gelinteeda Iska Kaashadeen Shirkadda Ganacsiga Ee Al-Xarbi Company Iyo Ganacsade U Dhashay Dalkaasi Baxreyn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News