qorilugudnews24.com
Somalia Oo Quus Taagan Iyo Farmaajo Oo Ay Godkiisii Biyo Ugu Soo Galeen.
September 11, 2018 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Waxaa Isa Soo Taraaya Jaah-Wareer Siyaasaddeed Oo Ka Abuurmay Shirkii Maamul-Gobolleedyada Yar-Yar Ee Ka Jira Dalka Somalia, Shirkaas Oo Dhawaan Ka Dhacay Magaalada Kismaanyo Ee Xarunta Maamul-Gobolleedka Jubbaland, Kaas Oo Ay Ka Soo Baxeen Qodobo Jiif Iyo Joogba U Diidey Madaxda Ugu Saraysa Maamulka Villa Somalia Ee Ka Arrimiya Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News