qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Shirkadda Xabkaha Iyo Faleemka Ee Asli Maydi Oo Maanta Magaalada Burco Ka Rarartay Xamuul Gaadhaya Ilaa Afar Boqol Oo Tan (400 Ton), Kaas Oo Isugu Jirey Xabkaha Maydiga Iyo Moxorka.
September 12, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Shirkadda Xabkaha Iyo Faleemka Ee Asli Maydi Ayaa Maanta Magaalada Burco Ka Rarartay Xamuul Gaadhaya Ilaa Afar Boqol Oo Tan (400 Ton), Kaas Oo Isugu Jirey Xabkaha Maydiga Iyo Moxorka, Kuwaas Oo Ay Shirkaddu U Dhoofiso Dalalka Dibedda, Isla Markaana Ay Ka Soo Xerooto Lacag Badan Oo Adag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News