qorilugudnews24.com
Waddanka Ruushka Oo Isu Diyaarinaya Dhoolatuskii Military Ee Abid Ugu Weynaa, Kaas Oo Ay Ka Qayb-Qaadanayaan Ciidamo Tiradooda Lagu Qiyaasay Ilaa 300, 000, Gaadiidka Iyo Hubka Kala Duwan Ee Ciidamada.
September 12, 2018 - Written by qoriadmin

russia military drills

Moscow-(QorilugudNews24)-Waddanka Ruushka Ayaa Isu Diyaarinaya Dhoolatuskii Military Ee Abid Ugu Weynaa, Kaas Oo Ay Ka Qayb-Qaadanayaan Ciidamo Tiradooda Lagu Qiyaasay Ilaa 300, 000, Gaadiidka Iyo Hubka Kala Duwan Ee Ciidamada, Waxa Kale Oo Dhoolatuskan Ka Qayb Ah Ciidamada Dalka China Iyo Waddamo Kale, Arrintaas Oo Soo Dedejin Karta Dagaal 3aad Oo Dunida Ka Dhaca.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News