qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Xayawaanka Loo Yaqaano Shabeelka Oo Dad Ku Dhaawacay Duleedka Degmada Buuhoodle, Dadkaas Oo Hadda Dhaawacoodii Lagu Dabiibayo Cisbitaal Ku Yaalla Degmadaasi.
September 12, 2018 - Written by qoriadmin

Buuhoodle-(QorilugudNews24)-Xayawaanka Loo Yaqaano Shabeelka Ayaa Maanta Dad Ku Dhaawacay Duleedka Degmada Buuhoodle, Dadkaas Oo Hadda Dhaawacoodii Lagu Dabiibayo Cisbitaalka Alnuur Oo Ku Yaalla Magaaladaasi Buuhoodle.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News