qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dalxiiseyaal Ka Yimi Daafaha Kala Duwan Ee Dunida Oo Soo Buux-Dhaafiyey Magaalooyinka Waaweyn Ee Jamhuuriyadda Somaliland.
September 13, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dalxiiseyaasha Ka Imanaya Daafaha Kala Duwan Ee Dunida Ayaa Ku Soo Badanaya Magaalooyinka Waaweyn Ee Jamhuuriyadda Somaliland, Kuwaas Oo Ka Dareen Celiyey Amniga Iyo Xasiloonida Ka Jirta Guud Ahaan Geyiga Somaliland, Taas Oo Ay Si Weyn Ugu Amaaneen Xukuumadda Iyo Shacabka Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News