qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Kulan Maanta Dhexmay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Iyo Beelihii Ku Dagaalamay Koonfurta Gobolka Sool.
September 13, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Weftigii Uu Hoggaaminaayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Maanta Kulan Balladhan La Yeeshay Qoor-Weynta Iyo Waxgardka Beelihii Ku Dagaalamay Koonfurta Gobolka Sool.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News