qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Lagu Maamuusay Shahaado-Sharafyo, Kuwaas Oo La Sheegay In Ay Ku Mutaysteen Hawl-Karnimo Iyo Daacadnimo.
September 13, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Ayaa Maanta Lagu Maamuusay Shahaado-Sharafyo, Kuwaas Oo La Sheegay In Ay Ku Mutaysteen Hawl-Karnimo Iyo Daacadnimo, Shahaadooyinkaas Oo Ay Ku Maamuuseen Ururka Cudud Iyo Cod Oo Ka Hawl-Gala Deegaanada Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News