qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Ee Somaliland Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Booqasho Ku Tegey Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag.
September 13, 2018 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Ee Somaliland Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Booqasho Ku Tegey Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag, Halkaas Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News