qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Iyo Amniga Qaranka Ee Somaliland Oo Maanta Xadhigga Ka Jaray Saldhigyo Cusub Oo Laga Hirgeliyey Xaafaddaha Kala Duwan Ee Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool.
September 13, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Iyo Amniga Qaranka Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Maanta Xadhigga Ka Jaray Saldhigyo Cusub Oo Laga Hirgeliyey Xaafaddaha Kala Duwan Ee Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool, Saldhigyadaas Oo Ay Hirgelisey Xukuumadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News