qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Mujaahidiinta Ururka Sooyaal (SNM) Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Soo Horjeestey Hoggaan La Sheegay In Lagu Doortay Magaalada Hargeysa, Kaas Oo Ay Ku Tilmaameen In Uu Yahay Xaaraan.
September 15, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Mujaahidiinta Ururka Sooyaal (SNM) Ee Gobolka Togdheer Ayaa Ka Soo Horjeestey Gebi Ahaanba Hoggaan La Sheegay In Lagu Doortay Magaalada Hargeysa, Kaas Oo Ay Ku Tilmaameen In Uu Yahay Xaaraan, Isla Markaana Aanay Aqoonsanayn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News