qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Taliskii Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ay Isugu Soo Hadheen Odayaal Waaweyn Oo Waayeel Ah, Kuwaas Oo Uu Xataa Afsomaligu Ku Adag Yahay.
September 15, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Taliskii Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ay Isugu Soo Hadheen Odayaal Waaweyn Oo Waayeel Ah, Kuwaas Oo Uu Xataa Afsomaligu Ku Adag Yahay, Arrintaas Oo Muujinaysa Sawirka Dhabta Ah Ee Ciidanka Booliska Somaliland, Iyada Oo Ay Bulshada Reer Somaliland Isweydiinayso Halka Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen Dhallinyaradii Aqoonta Lahayd Ee Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News