qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xisbiga Ucid Oo Bulshada Uga Digey In Ay Qaataan Summada Cusub Ee Gaadiidka Somaliland (New Plate Number), Taas Oo Ay Sheegeen In Xukuumaddu Dadka Lacag Badan Kaga Guranayso.
September 15, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Md. Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni Ayaa Bulshada Reer Somaliland Uga Digey In Ay Qaataan Summada Cusub Ee Gaadiidka Somaliland (New Plate Number), Taas Oo Uu Sheegay In Xukuumaddu Dadka Lacag Badan Kaga Guranayso, Arrintaas Oo Uu Ku Tilmaamay In Ay Sharci Darro Iyo Musuqmaasuq.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News