qorilugudnews24.com
Garyaqaan Cabdiraxmaan Cali Ubaxle Oo Sheegay In La Gaadhey Xilligii Dadka La Isu Joojin Lahaa Loona Xaqsoori Lahaa, Haddii Kale Uu Deegaan Waliba Aayihiisa Ka Tashan Doono, Sidaana Waxa Uu Yidhi Mar Uu Maanta Ku Sugnaa Deegaano U Dhexeeya Degmooyinka Qorilugud Iyo Wadaamagoo.
September 17, 2018 - Written by qoriadmin

Muraayadda-(QorilugudNews24)-Garyaqaan Cabdiraxmaan Cali Ubaxle Oo Beryahanba Socdaal Ku Maraayey Deegaanada Gobollada Togdheer, Saraar Iyo Buuhoodle Ayaa Sheegay In La Gaadhey Xilligii Dadka La Isu Joojin Lahaa Loona Xaqsoori Lahaa, Haddii Kale Uu Deegaan Waliba Aayihiisa Ka Tashan Doono, Sidaana Waxa Uu Yidhi Mar Uu Maanta Ku Sugnaa Deegaano U Dhexeeya Degmooyinka Qorilugud Iyo Wadaamagoo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News