qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Musharax Maxamuud Cabdi Salaad (Naftii Leyli) Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dheeyey Deegaanada Degmada Taariikhiga Ah Ee Wadaamagoo.
September 19, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Musharax Maxamuud Cabdi Salaad (Naftii Leyli) Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dheeyey Deegaanada Degmada Taariikhiga Ah Ee Wadaamagoo, Iyada Oo Soo Dhaweynta Xildhibaanka Aanay U Kala Hadhin Dhammaan Qaybaha Kala Duwan Ee Bulsho-Weynta Degmada Wadaamagoo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News