qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ujeedisey Ergeygii Hore Ee Jimciyadda Quruumaha Ka Dhexeysa Ee Dalalka Somaliland Iyo Somalia Mr. Micheal Keating, Kuna Eedaysay In Uu Dhinac U Xaglinaayey (Biased).
September 19, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire Ayaa Eedihii Ugu Cuslaa Ujeediyey Ergeygii Hore Ee Jimciyadda Quruumaha Ka Dhexeysa Ee Dalalka Somaliland Iyo Somalia Mr. Micheal Keating, Kuna Eedaysay In Uu Dhinac U Xaglinaayey (Biased).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News