qorilugudnews24.com
Xildhibaanada Golaha Guurtida Ee Somaliland Oo Ka Soo Horjeestey Xeer Dhawaan La Ansixiyey Oo Ku Saabsan Kufsiga, Madaxweynahana Ugu Baaqay In Uu Gebi Ahaanba Tir-Tiro Xeerkaasi Oo Ay Ku Jiraan Qodobo Lidi Ku Ah Diinta Islaamka.
September 20, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaanada Golaha Guurtida Ee Somaliland Ayaa Si Weyn Uga Soo Horjeestey Xeer Dhawaan La Ansixiyey Oo Ku Saabsan Kufsiga, Waxa Kale Oo Ay Madaxweynaha Somaliland Ugu Baaqeen In Uu Gebi Ahaanba Tir-Tiro Xeerkaasi Oo Ay Ku Jiraan Qodobo Lidi Ku Ah Diinta Islaamka Iyo Sunnaha Nebiga (N.N.K.H).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News