qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xisbigii Faysal Cali Waraabe Oo Qarka U Saaran Burbur, Kadib Markii Uu Maanta Ku Soo Biirey Ninkii Ugu Sharka Badnaa Dhammaan Deegaanada Somaliland.
September 22, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbigii Faysal Cali Waraabe Ayaa Qarka U Saaran Burbur La Xaad Leh Oo Soo Wajaha Mustaqbalka Dhow, Kadib Markii Uu Maanta Ku Soo Biirey Ninkii Ugu Sharka Badnaa Dhammaan Deegaanada Somliland, Ninkaas Oo Sida La Xaqiijiyey Ku Caan Baxay, Xaalad Abuur, Iska Horkeen Bulsho, Xin Iyo Xaasidnimo Iyo Qabyaalad Caanteyn Ah Oo Aanu La Gaban, Kaasina Waa Mr. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News