qorilugudnews24.com
War Maxaa Gurigeena Oo Keliya Qaylada Ka Yeedhsiiyey, Guryaha Kaleba Horumarku Wuu Ka Socdaaye: Dib U Milicso Hadalladii Qiimaha Lahaa Ee Ex-Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi.
September 24, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-War Maxaa Gurigeena Oo Keliya Qaylada Ka Yeedhsiiyey, Guryaha Kaleba Horumarku Wuu Ka Socdaaye: Dib U Milicso Hadalladii Qiimaha Lahaa Ee Ex-Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi, Waxayna Ahayd Xilli Uu Ex-Wasiir Xaashi Ka Hadlaayey Buuqii Ka Dhashay Heshiiskii Somaliland Iyo Shirkadda Dp World, Haddaba Waxa Ay Isweydiintu Tahay Waa Maaxay Sababta Ka Dambaysa In Ay Qaar Ka Mid Ah Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshadeena Iyo Siyaasiyiinta Reer Somaliland Ka Horyimaadaan Tallaabo Kasta Oo Xagga Horumarka Loo Qaado, Waddankana Ay Fawdo Geliyaan, Halka Ay Jaarkeenuna Ku Mushquulsan Yihiin Horumarka Waddankooda Oo Keliya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News