qorilugudnews24.com
Wasaaradda Gaadiidka Iyo Hay’adda Waddooyinka Ee Somaliland Oo Maanta Waddo-Banayn Ka Bilaabay Degmooyinka Qorilugud Iyo Balli-Dhiig.
October 7, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasaaradda Gaadiidka Iyo Hay’adda Waddooyinka Ee Somaliland Ayaa Maanta Waddo-Banayn Ka Bilaabay Degmooyinka Qorilugud Iyo Balli-Dhiig, Arrintaas Oo Ay Aad U Soo Dhaweeyeen Dadweynaha Ku Dhaqan Deegaanadaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News