qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Iyo 3-da Xisbi Qaran Oo Maanta Ka Qayb-Galay Munaaasibad Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Arday Ka Qalin-Jebisey Jaamacadda ALPHA University Ee Magaalada Burco.
October 8, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Iyo 3-da Xisbi Qaran Ee Somaliland Ayaa Maanta Maagalada Burco Kaga Qayb-Galay Munaaasibad Ballaadhan Oo Loo Sameeyey 190 Arday Oo Ka Qalin-Jebisey Jaamacadda ALPHA University Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News