qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani Oo Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag.
October 8, 2018 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani Ayaa Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag, Taliye Taani Oo Ka Xog Waramay Ujeedada Safiirkiisa Ayaa Sheegay In Uu Halkan U Yimi Sidii Uu Ugu Kuur-Geli Laxaa Xaaladda Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Iyagu Ku Sugan Jiidaha Gobolka Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News