qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Ballaadhinaysa Garoonka Kubbada Cagta Ee Magaalada Laascaanood.
October 8, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)- Masuuliyiin Ka Socda Xukuumadda Somaliland Iyo Maamulka Gobolka Sool Iyo Kan Degmada Laascaanood Ayaa Maanta Si Wada Jir Ah U Dhagax-Dhigay Mashruuc Ballaadhan Oo Lagu Ballaadhinaayo Garoonka Kubbada Cagta Ee Magaalada Laascaanood, Garoonkaas Oo Hore Loo Dhigay Roogga Cagaaran (Artificial Green Grass).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News