qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Kulan Casho-Sharaf Ah La Qaadatay Qaar Ka Mid Ah Haween-Weynaha Gobolka Togdheer.
October 9, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Kulan Casho-Sharaf Ah La Qaadatay Qaar Ka Mid Ah Haween-Weynaha Gobolka Togdheer, Kulankaas Oo Ahaa Mid Is Xog Waraysi Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News