qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumaddii Somaliland Oo Ay Soo Wajahdey Afhayeen La’aan Iyo Doorkii Shariifka Ahaa Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Oo Meesha Ka Baxay.
October 9, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Bulshada Reer Somaliland Ee Ku Kala Filiqsan Daafaha Adduunka Ayaa Dareen Cadho Leh Ka Muujiyey War-Saxaafaddeed Uu Maanta Soo Saaray Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somailand Md. Maxamed Muuse Abees, Kaas Oo Uu Kaga Hadlaayey Dagaal Xalay Dhex-Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyada Maamul-Goboleedka Pintland, Arrintaas Oo Uu Uga Hadlay Si Jilicsan Oo Aan Haboonayn, Isla Markaana Ka Cadhaysiisay Badiba Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Reer Somaliland, Waxayna Tani Muujinaysaa In Ay Xukuumaddii Somaliland Soo Wajahdey Afhayeen La’aan Iyo In Doorkii Shariifka Ahaa Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Uu Meesha Ka Maqan Yahay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News