qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Warar Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaya Weerar Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Qaaday Guriga Uu Ka Degen Yahay Magaalada Ceerigaabo Taliyaha Ciidanka Qaranka Ee Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani.
October 9, 2018 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Warar Dheeraad Ah Ayaa Ka Soo Baxaya Weerar Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Qaaday Guriga Uu Ka Degen Yahay Magaalada Ceerigaabo Taliyaha Ciidanka Qaranka Ee Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani Oo Isagu Shalay Halkaas Gaadhey, Weerarkaas Oo Lagu Eedeeyey In Ay Ka Dambeeyeen Qaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Dhacdadaas Oo Sida La Xaqiijiyey Loo Xidh-Xidhay Dad Badan Oo Lagu Tuhmey In Ay Arrintaasi Ku Lug Leeyihiin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News