qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Ee Somaliland Oo Cabasho Xooggan Ka Muujiyey Dhibaatooyin Ay Sheegeen In Qoysaskooda Lagu Hayo, Kuwaas Ay Ku Hayaan Dawladda Hoose Ee Magaalada Hargeysa Iyo Dad Shacab Ah.
October 10, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Ee Somaliland Ayaa Maanta Cabasho Xooggan Ka Muujiyey Dhibaatooyin Ay Sheegeen In Qoysaskooda Lagu Hayo, Kuwaas Oo Ay Ku Hayaan Dawladda Hoose Ee Magaalada Hargeysa Iyo Dad Shacab Ah Oo Dhul Doon Ah, Arrintaas Oo Ah Wax Aan Loo Dul-Qaadan Karin, Waayo Ciddina Ma Yeelayso In Raggii Dalkan Difaaciisa Ku Jirey Loogu Abaal Gudo In Xaasaskoodii Iyo Carruurtoodii La Dhibaateeyo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News