qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Maanta Ka Qayb-Galay Munaasibad Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Dhagax-Dhigga Dekedda Cusub Ee Magaalada Berbera.
October 10, 2018 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Ayaa Maanta Ka Qayb-Galay Munaasibad Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Dhagax-Dhigga Dekedda Cusub Ee Magaalada Berbera, Xafladdaas Oo Ay Si Weyn Ugu Dhex Muuqandeen Qaar Ka Mid Ah Raggii Qaylin-Jirey Ee Sida Weyn Ugu Soo Horjeedi Jirey Dhismaha Dekedda Berbera Iyo Tallaabo Kasta Oo Xagga Horumarka Loo Qaado, Gaar Ahaan Xilligii Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo.
Raggaas Oo Aan Ka Xusi Karo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Maanta La Arkaayey Isaga Oo Aad U Qoslaya, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay, Tollow Maxaa Isbedeley Maanta…Yaab.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News