qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Daah-Furay Shir Caalami Ah Oo Ay Soo Qaban-Qaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somaliland.
October 10, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Daah-Furay Shir Caalami Ah Oo Ay Soo Qaban-Qaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somaliland, Shirkaas Oo Lagaga Hadlaayey Waxyaabihii U Qabsoomay Somaliland 27-kii Sannadood Ee Ay Jirtey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News