qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Kula Yeehay Webti Ballaadhan Oo Ka Socdey Dawladda Dalkaasi Denmark.
October 10, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Xafiiskiisa Kulan Kula Yeehay Webti Ballaadhan Oo Ka Socdey Dawladda Dalkaasi Denmark, Kulankaas Oo Lagaga Wada Hadlay Mashaariicda Horumarineed Ee Ay Somaliland Ka Hesho Sanduuqa SDF, Kaas Oo Ay Denmark-na Qayb Ka Tahay Dawladdaha Dhaqaalaha Ku Bixiya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News