qorilugudnews24.com
Sirdoonka Dalkaasi Turkiga Oo Markii Ugu Horeysey Sii Daayey Muuqaal Ku Saabsan Suxufigii Sacuudiyaanka Ahaa Ee La Waayey. Xilli Uu Sii Gelaayey Qunsuliadda Uu Sacuudigu Ku Leeyahay Magaalada Istanbul.
October 10, 2018 - Written by qoriadmin

Istanbul-(QorilugudNews24)-Sirdoonka Dalka Turkiga Ayaa Markii Ugu Horeysey Sii Daayey Muuqaal Ku Saabsan Suxufigii Sacuudiyaanka Ahaa Ee La Waayey, Xilli Uu Sii Gelaayey Qunsuliadda Sacuudiga Ee Uu Ku Leeyahay Magaalada Istanbul Ee Dalkaasi Turkiga, Suxufigaas Oo La Waayey Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News