qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Guuddoomiye Faysal Cali Waraabe.
October 10, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Guuddoomiye Faysal Cali Waraabe, Hadalkaas Oo Ahaa In Somaliland Lagu Kala Qaxaayo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News