qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxda Somalia Waxa Ay Korodhsadeen Oo Keliya Cadaawadda Somaliland” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”.
October 11, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxda Somalia Waxa Ay Korodhsadeen Oo Keliya Cadaawadda Somaliland’, Sidaa Waxa Yidhi Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Mar Uu Maanta Ka Hadlayaayey Xaflad Ballaadhan Oo Lagu Daah-Furaayey Munaasibad Loo Sameeyey Bilowga Dhismaha Lagu Ballaadhinaayo Dekedda Magaalada Berbera.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News