qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo U Quus Goysey Maamulka Villa Somalia Iyo Dp World Iyo Somaliland Oo U Dabaal-Degeya Riyadii Rumowdey Ee Dhismaha Ballaadhinta Dekedda Magaalada Berbera.
October 11, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa U Quus Goysey Maamulka Villa Somalia Ee Ay AMISON Kaaraha Ku Ilaaliso Oo Geed Dheer Iyo Mid Gaabanba U Fuulay Sidii Loo Fashilin Lahaa Maal-Gelinta Dekedda Berbera, Halka Ay Maanta Shirkadda Dp World Iyo Somaliland Uga Dabaal-Degeyaan Riyadii Rumowdey Ee Dhismaha Ballaadhinta Dekedda Magaalada Berbera.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News