qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Sawirada Qaar Ka Mid Ah Ragga Lagu Tuhmaayo In Ay Maleegeen Dilkii Loo Geystey Joornalistihii Reer Sacuudi Carabiya Mr. Jamal Khashoggi.
October 12, 2018 - Written by qoriadmin

Istanbul-(QorilugudNews24)-Booliska Dalka Turkiga Ayaa Sii Daayey Sawirada Qaar Ka Mid Ah Raggii Lagu Tuhmaayey In Ay Maleegeen Dilkii Loo Geystey Joornalistihii Reer Sacuudi Carabiya Mr. Jamal Khashoggi, Kaas Oo Ilaa Iyo Iminka La La’Yahay Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhegay, Raq Iyo Ruux.

Maps showing the location of the Saudi consulate in Istanbul and the Saudi consul's residenceIsha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News