qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Hees Cusub Oo La Magac Baxday”Qabiil Ma Yaqaano Dookhoo” Iyo Codkii Hodan Cabdiraxmaan, Heestaas Oo Jawaab U Ah Hees Ay Hore U Qaaday Fannaanadda Khadra Silimoo.
October 14, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Hees Cusub Oo La Magac Baxday ”Qabiil Ma Yaqaano Dookhoo” Iyo Codkii Hodan Cabdiraxmaan Dheere, Heestaas Oo Jawaab U Ah Hees Ay Hore U Qaaday Fannaanadda Khadra Silimoo, Arrintaas Oo U Muuqata In Ay Tahay Dagaalkii Qarniga Ee Xagga Masraxiyaddaha Ku Dhexmara Fannaaniintan.

Heestii Ay Hore U Qaaday Khadra Silimo Ee Ay Hadda Hodan Uga Jawaabtey..

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News