qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanayey Oo Lala Yeeshay Odaygii Dhawaan Wiilashiisa Lagu Diley Deegaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag.
October 14, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Waraysi Dhinacyo Badan Taabanayey Oo Lala Yeeshay Oday Jaamac Maxamuud Ismaacii (Jaamac Yare) Oo Ah Aabihii Dhalay Labadii Wiil Ee Dhawaan Lagu Diley Deegaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag, Wiilashaas Oo Sida La Xaqiijiyey Ay Dileen Maleeshiyo-Beeleed Abaabulan Oo Uu Horkacaayey Col. Caarre.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News