qorilugudnews24.com
Tv-Beeleedka SAAB Oo Noqday Warbaahinta Laga Faafiyo Barabagaandada Iyo Dacaayadaha Raqiiska Ah Ee Fallaagada Nabad-Diidka Ah Ee Col. Caarre Iyo Mooganaanta Xukuumadda Somaliland.
October 14, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Tv-Beeleedka SAAB Ayaa Gebi Ahaanba Isu Bedeley Warbaahinta Keliya Ee Ka Hawl-Gasha Gudaha Somaliland Ee Laga Faafiyo Barabagaandada Iyo Dacaayadaha Madhaleyska Ee Ay Pintland Daaha Dabadiisa Uga Soo Dhiibto Fallaagada Nabad-Diidka Ah Ee Col. Caarre Iyo Mooganaanta Xukuumadda Somaliland, Wasaaraddii Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Oo Iyana Fadhiid Noqotay, Doorkeediina Meesha Baxay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News