qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Deeq Isugu Jirta Raashin Iyo Agab Kale Oo Maanta La Soo Gaadhsiiyey Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Dhaqan Degmada Oog Ee Gobolka Saraar.
October 15, 2018 - Written by qoriadmin

Oog-(QorilugudNews24)-Deeq Isugu Jirta Raashin Iyo Agab Kale Oo Kala Duwan Ayaa Maanta La Soo Gaadhsiiyey Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Dhaqan Degmada Oog Ee Gobolka Saraar, Deeqdaas Oo Ay Soo Gaadhsiisey Hay’adda Waddaniga Ah Ee TAAKULO.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News