qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Jagada Ku Cusub Caalamka Ee Ay Britain Magacawday (Xogaha Dahsoon).
October 15, 2018 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Haweenayda Ra’iisal-Wasaaraha Ka Ah Dalkaasi Britain Ms Theresa Mary May Ayaa Dhawaan Magacawday Wasiirka Ka Hortaga Isdeldelaada, Waana Qayb Ka Mid Ah Sidii Hoos Loogu Dhigi Lahaa Tirada Dadka Ee Sannad Walba Isku Deldela Gudaha Dalkaasi Britain (Xogaha Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News