qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Roobab Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar, Roobabkaas Oo Dhaliyey Khasaare Kala Duwun Oo Hantiyeed.
October 15, 2018 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Roobab Dabaylo Wata Oo Maalintii Shalay Ahayd Ka Da’ay Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar, Roobabkaas Oo Dhaliyey Khasaare Kala Duwun Oo Hantiyeed, Waxaana Khasaaruhu Inta Uu Le’eg Yahay Ka Warbixiyey Xoghayaha Dawladda Hoose Ee Degmada Caynaba Md. Cumar Maxamuud Muusa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News