qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Ku Fashilantay Dhigista Roogga Macmalka Ah (Artificial Rooge) Garoonka Kubbadda Cagta Ee Alamzey Stadium Ee Magaalada Burco.
October 15, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Ku Fashilantay Dhigista Roogga Macmalka Ah (Artificial Rooge) Garoonka Kubbadda Cagta Ee Alamzey Stadium Ee Magaalada Burco, Waxaana Laga Joogaa Muddo 8 Bilood Ah Markii Uu Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Somaliland Mr. Boos Mire Uu Sheegay In Ay Si Dhakhso Ah U Dhigi Doonaan Rooggii Loogu Tallo-Galay Garoonkaasi, Balse Taasi Ay Noqotay Waxba Kama Jiraan Iyo Meel Kaga Kac Uun.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News