qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maalinta Cuntada Adduunka Oo Maanta Si Weyn Looga Xusay Magaalada Hargeysa, Kaas Oo Ay Soo Qaban-Qaabisay Wasaaradda Horumarinta Beeraha Ee Somaliland.
October 16, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Maalinta Cuntada Adduunka Ayaa Maanta Si Weyn Looga Xusay Magaalada Hargeysa, Kaas Oo Ay Soo Qaban-Qaabisay Wasaaradda Horumarinta Beeraha Ee Somaliland Ayaa Waxa Si Weyn Uga Dhex Muuqdey Beeraleyda Reer Somaliland Ee Kala Gedisan.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News