qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maamulihii Guud Ee Madaraarka Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyey, Sidoo Kalena Caalamatu Su’aal Geliyey Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay.
November 5, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Maamulihii Guud Ee Madaraarka Magaalada Hargeysa Mr. Maxamed Yuusuf Ismaaciil Ayaa Ka Hadlay Xil Ka Qaadistii Dhawaan Lagu Sameeyey , Sidoo Kalena Calaamatu Su’aal Geliyey Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay. Xilka Qaadistan Ayaa Waxa Maamulaha Ku Sameeyey Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Ee Somaliland Mr. Cabdi Maxamed Rodol.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News