qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Dugsiyada Waxbarashada Ee Degmada Balli-Dhiig Ee Gobolka Togdheer.
November 6, 2018 - Written by qoriadmin

Balli-Dhiig-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Dugsiyada Waxbarashada Ee Degmada Balli-Dhiig Ee Gobolka Togdheer, Kuwaas Oo Ay Hirgelintooda Door Shariif Ah Ka Qaateen Qurba-Jooga U Dhashay Deegaamada Degmadaasi Balli-Dhiig, Isla Markaana Ay Iyagu Weli Gacanta Ku Hayaan Dhammaan Hawlaha Waxbarasho, Hadday Tahay Xag Dhaqaale Iyo Hadday Tahayba Xagga Gunooyinka Macallimiinta Iyo Socodsiinta Hawl-Maalmeedka Dugsiyadaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News