qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Maanta Xadhigga Ka Jaray Wershed Cusub Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal, Taas Oo Soo Saari Doonta Furshaanta.
November 6, 2018 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Ayaa Maanta Xadhigga Ka Jaray Wershed Cusub Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal, Wersheddaas Oo Lagu Magacaabo ”ROYAL FOAM FACTORY” Ayaa Soo Saari Doonta Furshaanta, Barkimooyinka Iyo Fadhiyada Casriga Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News