qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Suldaan Maxamed Cali Cabdiraxmaan Oo Farta Ku Fiiqay Xildhibaano Calooshood U Shaqaystayaal Ah Oo Maamul-Goboleedka Pintland Uga Dhex Ololeeya Gudaha Somaliland, Sidoo Kalena Ka Hadlay Colaadda Deegaanka Dhumeyga.
November 7, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Suldaan Maxamed Cali Cabdiraxmaan Oo Ka Mid Ah Salaadiinta Reer Somaliland Ayaa Farta Ku Fiiqay Xildhibaano Calooshood U Shaqaystayaal Ah Oo Ka Mid Ah Golaha Wakiilada Ee Somaliland, Kuwaas Oo Maamul-Goboleedka Pintland Uga Dhex Ololeeya Gudaha Somaliland, Isla Markaana Ku Hawlan Hurin Colaadeed Iyo Kicinta Bulshada Ku Dhaqan Gobolka Sool Iyo Sanaag Bari. Salaadka Ayaa Waxa Kale Oo Uu Ka Hadlay Colaadda Ka Taagan Deegaanka Dhumeyga Ee Koonfurta Gobolka Sool, Isaga Oo Ugu Baaqay In Ay Nabadda Qaataan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News