qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Ee Somaliland Oo Maanta Soo Gaadhey Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool.
November 7, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Maanta Soo Gaadhey Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool, Weftigaas Oo Ay Ujeedadiisu Tahay Sidii Nabad Loogu Soo Dabaali Lahaa Xalna Looga Gaadhi Lahaa Colaadda Ka Taagan Deenada Koonfurta Gobolka Sool.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News